QAAR KA MID AH ISIMADDA SSC OO GAROOWE TEGAY

qaar mida isimadda ssc

Golaha Isimmada SSC-Khaatumo qayb kamid ah oo uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa gaadhey magaalada Garoowe, iyaga oo halkaas ka kaxaynaya qaar ka mid madaxda dhaqanka oo ka socda beelaha Hawiye iyo Digil & Mirifle ee koonfurta Soomaaliya kuwaas oo tegeya magaalada Laascaanood, si ay u soo arkaan saameynta dagaalka, isla markaasna wadahadallo nabadeed uga dhex bilaabaan SSC-Khaatumo iyo Somaliland.

Isimmada dhaqanka Koonfureed oo taageero ka heleya DFS ayaa la filayaa in ay tagaan magaalada Hargeysa, si ay sidoo kale ula kulmaan madaxda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here