QARAMADA MIDOOBAY OO AQOONSADAY DEMBIILEYAASHA DAGAALKA LAASCAANOOD

dembi dagaal

Gudiga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee loo yaqaan U.N Panel of Experts ayaa baadhis dheer oo ay sameeyeen ku aqoonsaday saraakiisha Ciidamadda Somaliland ka tirsan ee Xasuuqaas qaybta ka ah, iyadoo website-ka www.hornexaminer.com uu baahiyey sawirada saraakiisha ay ka soo heleen UN Panel of Experts.

Saraakiisha la baahiyey waxaa ka mid ah:

1 – Abdiqani Mohamoud Ateye Farid: Somaliland Minister of Defence.
2 – General Abdi Abdilahi (Abdi Dheere): Operational Commander of the Somaliland’s Army.
3 – General Faisal Abdi Butaan: Commander of the 7th Division and responsible for operations in Las Anod.
4 – Colonel Ibrahim Ashkir: Commander of the 10th Division stationed at Gooje Adde, a military base in the northeast of Las Anod.

HALKAN KA AKHRISO www.hornexaminer.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here