RUUSHKA OO HAWLGELINAYA BOQOLAAL KUN OO ASKARI OO KEYD AH

Igor Konashenkov russia

Wasiirka gaashaandhigga ee Ruushka Sergey Shoigu ayaa xaqiijiyay in tallaabada qeyb ahaan ciidamada heeganka lagu gelinayo ay saameyn doonto ciidamada militeriga ee howlgabka ah.

Wuxuu sheegay in 300,000 oo cidanka keydka ah in la howlgelinayo.

Sergey Shoigu ayaa kasoo muuqday wareysi laga qaaday oo laga baahiyay warbaahinta dowladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here