SACUUDIGA OO KU DHOWAAQAY INAY BERITO TAHAY CIIDUL-FITRI

ciidwanaag

Iyadoo muslimiinta ay maanta Soomeen maalintii 29-aad ee bisha Ramadaan ayaa waxay dowladda Sucuudiga ku dhaawaqday in maalinta berri ay tahay Ciidul Fitriga.

Sucuudiga wuxuu sheegay in bisha Shawaal caawa laga arkay deegaannada kala ah Tumair iyo Sudair.

“Waxay ka dhigan tahay in berri oo ku began 21-ka bisha April ay tahay maalinta Ciidul Ftiriga” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Haramein Shariifain.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here