War SAWIRRO GARAAD JAAMAC GARAAD CALI OO SI AAN KALA HADH LAHAYN LOOGU SOO DHOWEEYEY LAASCAANOOD January 23, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Garaadka guud ee Goboladda SSC Garaad jaamac Garaad Cali ayaa maanta si aan kala hadh lahayn oo ay u mideysan yihiin bulshada qaybaheeda kala duwani loogu soo dhoweeyey Magaaladda Laascaanood.