SAWIRRO HOGAAMIYAHA SSC-KHAATUMO OO QAABILAY KABTAN AYUUB IYO FOODCADE

firdhiye iyo axmedfoodcade iyo kabtan ayuub2

Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa maanta qaabiley Qalasyada Kabtan Ayuub iyo Afhayeen Axmed Foodcade oo maalmihii ugu dambeeyey Laascaanood si weyn loogu soo doweynayey, Hogaamiyaha ayaa uga mahadnaqay doorkii shariifka ahaa ee ay halganka SSC ka qaateen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here