SAWIRRO MADAX-DHAQAMEED LAASCAANOOD KU SOCDA OO SI WEYN GAROOWE LOOGU SOO DHOWEEYEY

Wefti balaadhan oo ka kooban Madaxdhaqameedyadda Koonfurta Soomaaliya oo uu hogaaminayo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Garoowe, iyadoo ay Garoonka diyaaradaha kaga hortageen Qaar ka mid ah isimadda SSC iyo kuwa Gobolka Nugaal, xubno ka mid ah goleyaasha Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Weftigan oo socdaalkoodu daaran yahay inay indhahooda ku soo arkaan Xasuuqa iyo Duqeynta uu Maamulka Somaliland u geystay shacabka SSC ee Magaaladda Laascaanood ku dhaqan, waxaa caawa magaaladda Garoowe Afuro sharafeed ugu sameeyey Islaan Ciise Islaan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here