SHIRKADDII INTERNETKA LAASCAANOOD JARTA WAA CADOW HALA BURBURIYO

Internet Cable

Baaq iyo Digniin ku socota shirkaddaha isgaadhsiinta.

Shirkaddaha Isgaadhsiinta Soomaaliyeed ee Golis, Telesom iyo Somtel, waxaa looga digayaa in aanay qayb ka noqon gumaadka shacabka Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn lagu hayo iyo dilka joogta ah ee sida qorsheysan ee madax-duubashada ah ciidamada Somaliland maalin walba Laascaanood ugu dilaan.

Hadaad jartaan Internetka iyo Laydhka waxaad dembi ka gasheen shacabkii aad mudada dheer hantidooda guraneyseen ee aad ka taajirteen, sidaasdarteed waxaa shacabka SSC u xalaaloobaya boobka, burburinta iyo gubista hantidiina.

Waxaan shacabka SSC ugu baaqaynaa inay shirkaddii Maamulka Muuse Biixi u hogaansanta ee Internetka Laascaanood ka jartaa ay ku sifowday cadowgiina iyo u gargaaris ama garabsiin xaqdarada, sidaasdarteed waxaa idiin banaan inaad meelkasta oo aad hantidooda ka gaartaan boobtaan, burburisaan ama gubtaan, haday tahay anteeno, lacag, xafiis ama gaadiid.

Guul iyo gobanimo shacabka SSC.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here