SSC WAXAY KU DAGAALAMAYAAN JIDKII ALLE SWT, SNM-na XARIIQDII GAALKA IYO SHAYDAANKA

somaliland vs khaatumo

Waxaa hambalyo iyo bogaadin mudan xoogaga jamaahiirta SSC ee shalay casharka u dhigay Maleeshiyaddii SNM ee Weerarka ku soo qaaday Magaaladda Laascaanood.

Jamaahiirta SSC waxaa xaqiiqo ah inaad ku dagaalamaysaan amarkii Alle swt. ee uu muslimiinta ku farayey XARIGGA ILAAHAY WADA QABSADA OO HAKALA TEGINA taasoo waajibinaysa wadajirka iyo isku duubnaanta muslimiinta, halka Maamulka SNM iyo Maleeshiyadiisu u dagaalamayaan tafaraaruqa muslimiinta iyo kala qaybinta umadda Soomaaliyeed.

Waxaad kale oo Jamaahiirta SSC ku dagaalamaysaan amarka ALLE ee idiin faraya INAAD NAFTIINA, MAALKIINA IYO CIRDIGIINA DIFAACATAAN, taas oo lagu gaadhayo derajada Shahiid, halka Maamulka iyo Maleeshiyadda SNM ay amarkii illaahay baal mareen oo dhiig muslin u daadinayaan Xuduud shaydaan iyo gaalkii Gumeysigu u calaamadiyeen, taas oo macnaheedu yahay in Iblays Macalin iyo hogaan ka dhigteen.

Qofka idiinka dhintaa waa shihiid wuxuuna la maqaam noqonayaa shuhadadii diinta iyo xaqa u soo dhimatay laga soo bilaabo dagaaladii UXUD IYO BEDER, halka kuwa SNM ka dhintaa ay la maqaam noqonayaan kuwa ay xuduudkooda iyo sharcigooda ilaalinayaan ee dhiigga muslimka u banaysteen sida Boqoraddii Ingiriiska ee dhimatay, AWOOWGEED, AABAHEED, IYO GAALKII KOOFIL ee xuduudka u jeexay, CADHO ALLE AYAA KU DHACAYSA NINKA MAALIN WALBA LEH SHARCIGII INGIRIISKA LAGAMA JEBIN KARO, OO AMARKII ILLAAHAY DHIIGGA MUSLINKA KU XAARAANTINIMEEYEY BAALMARAYA.

Dhamaan Jamaahiirta SSC si aad Cibaadeysi dheeraadda u heshaan bisha Ramadaan, waxaa idiinku waajiba inaad Daalimiinta Goojacade jooga ee SNM xabadda iyo baaruudda uga dhigtaan AFURO, TARAAWIIX IYO SUXUUR, OO MAALIN IYO HABEEN JIIF IYO JOOG U DIIDAAN.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here