VIDEO IYO SAWIRRO ISIMADDII MUQDISHO KA YIMID OO LAASCAANOOD LAGU SOO DHOWEEYEY

isimo soomaaliyeed jiida hore laascaanood15

Madax-dhaqameed Soomaaliyeed oo ka soo kicitimay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Laascaanood.

Wftigan dhaqanka ah ayaa indhahooda ku arkaya xasuuqa, barakicinta iyo burburka uu Maamulka Muuse Biixi ka geystay Laascaanood, iyagoo kadib SSC-Khaatumo kala hadli doona nabadeynta oo ah ujeedka ugu weyn ee socdaalkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here