XAAJI SANWEYNE OO SHALAY LOO DOORTAY GUDOOMIYE KU XIGEENKA 1AAD EE URURKA REJO

Cabdirisaaq Maxamed jaamac

Siyaasi ruug cadaa ah Cabdirisaaq Maxamed Jaamac (Xaaji Sanweyne) oo ka soo jeeda Gobolladda Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa shalay loo doortay Gudoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Urur Siyaasadeedka REJO.

Xaaji Sanweyne wuxuu ahaa Duqii ugu horeeyey ee Laascaanood oo Somaliland.

XAAJi ayaa wax weyn ka tari doona sidii uu ururka REJO isugu bedeli lahaa sadexda Xisbi ee Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here