XAALADDA ABAARTA SOOMAALIYA KA JIRTA OO KA SII DAREYSA

Qeybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya, ayaa waxaa ka jirta abaar galaafatay noolosha xoolo badan, taasi oo dadkana saameyn ku yeelatay.

Abaarta ayaa saameysay guud ahaan dalka, balse gobollada dalku sii kala daran yihiin.

Dadkii reer miyiga ahaa ee ay xoolaha noloshooda ku tiirsaneyd, ayaa farahooda ay ka baxeen xoolihii ay lahaayeen, iyagoo ku soo qaxay magaalooyinka.

Dadka xoolo dhaqatadda ah ee abaartu saameysay ayaa waxay u baahan yihiin deg deg ah oo biyo cunto ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here