XILDHIBAAN CABDI QAWDHAN: KACDOONKU HA SOCDO ILAA FARIINTEENU CAALAMKA GAARAYSO

xildhibaan cabdi qawdhan2

Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame (Cabdi Qawdhan), oo kamid ah Xildhibaanadda Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa shacabka Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ugu baaqay inay kacdoonka ay Maamulka Somaliland kaga soo horjeedaan joogteeyaan.

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here