XOOGAGGA SSC OO GUULLO BALAADHAN KA SOO HOOYEY DAGAALKA SOOL

ciidamada jamaahiirta ssc2

Ciidamadda SSC ayaa guullo la taaban karo ka soo hooyey dagaalada ka socda duleedka Magaaladda Laascaanood, halkaas oo ay difaacayaa Maleeshiyadda SNM ee duulaanka ku ah Magaalada Laascaanood.

Xaq-u-dirirka SSC waxay qabsadeen, qaarna gubeen gaadiid dagaal, waxay sidoo kale naftooda galaafteen Saraakiil badan iyo Ciidamo ka soo jeedda jamhadda SNM, halka qaarna ay maxaabiis u qabsadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here