Fanaanada Hirut Teklehaimanot oo ah fanaanad u dhalatey dalka itoobiya ayaa luuqadaha ay ku heesta waxaa ka mid ah Soomaaliga.
Haddaba sidda ay ku bartay af soomaliga iyo waxa ay ku jeclaatey inay qaado heesaha Soomaliga ayeey uga warantay,wariyaha BBC-da ee Faadumo Taxaddar Yusuf.