AFARTA MUSHARAX EE U GUDBAY WAREEGA LABAAD EE DOORASHADA MADAXTOOYADA SOOMAALIYA

musharaxiinta wareega2aad madaxtooyada 2022

Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay ku tartameen 36-Musharrax ayaa waxaa wareega 1-aad u soo Gudbay Musharraxiin 4-ah.

1-Maxamed Cabdullahi Farmaajo 59

2-Xasan Cali Khayre 47

3-Xasan Shiikh Maxamuud 52

4-Saciid Cabdullahi Dani 65

Sida uu ku dhawaaqay Guddigga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here