Ahlusuna: “Nama quseeyaan shuruudaha Guddiga doorashada Galmudug”

sh Shaakir

Kadib markii Guddiga Farsamada iyo dhismaha Galmudug ay soo saareen Shuruudo adag oo looga baahan yahay dadka doonaya inay ka mid noqdaan Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa Shuruudahaas ka horyimid hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca.

Ahlusunna ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in Guddiga Farsamadda Maamul dhisidda Galmudug aty wax Shaqo ah ku laheyn 20 Xildhibaan ee la siiyey Ahlusunna,isla markaana ay soo xusheen.

Dowladda Somaliya ayaan ka hadlin liiska ay soo saareen Ahlusunna kuwaa oo ay kusoo bandhigtay 20 ruux oo ay ugu tala galeen in ay uga mid noqdaan Barlamaanka Galmudug.

Halkaan Hoose ka Akhriso Warqadda:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here