Alle how naxariisto Abwaan Sooraan oo hadda magaalada Burco ku geeriyooday

abwaan sooraan

Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxa hadda magaalada Burco ku geeriyooday Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule.

Abwaanka ayaa maalmihii u dambeeyey u xanuusanaayey xanuunka COVID-19 oo ku dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here