Ansixinta xubnaha cusub ee komishanka iyo tirada codadka uu mid kastaa helay

golaha baarlamaanka somaliland

Waxa guud ahaanba la ansixiyey xubnaha komishanka doorashooyinka Somaliland marka laga reebo xubintii xisbiga Waddani oo uu dib ula noqday.

Haddaba waxa aan idiin soo gudbin doonaa tirada codadka ay kala heleen xubnaha cusub ee komishanka doorashooyinka kuwaasi oo si aqlabiyad leh loogu codeeyay.

1. Cabdiraxmaan Ismaacil Dixood 58 xildhibaan ayaa ansixiyay.

2. Cabdirashiid Maxamuud Riyo-raac 50 xildhibaan ayaa ansixiyay,

3. Kaltuun Sheekh Xasan 55 xildhibaan ayaa ansixiyay.

4. Xasan Yuusuf Ducaale 55 xildhibaan ayaa ansixiyay.

5. Maxamuud Daahir Jaamac 55 xildhibaan ayaa ansixiyay.

6. Mustafe Maxamed Daahir 58 xildhibaan ayaa ansixiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here