Ben Fender: I hope they will put the country first and find compromises

ben fender uk ambasador

Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya Ben Fender ayaa farriin muuqaal ah oo uu soo dhigay bartiisa Twitterka wuxuu kaga hadlay shirka Dhuusamareeb iyo waxa la gudboon Madaxda ku shireysa, wuxuu ugu baaqay tanaasul, doorasho heshiis lagu yahay oo cid walba qeyb ka tahay iyo in taariikhda xusi doonto qofkii dantiisa laheyste ugu dhiga dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here