BF oo ansixiyey in dib loogu laabto doorashadii dadbanayd ee 17 September

baarlamaanka df2

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in dalku dig ugu laabto nidaamkii doorashada dadban ee lagu heshiiyey 17 September 2020.

Ansixinta ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Maxamed Farmaajo uu golaha hortegay, islamarkaana uu xildhibaanada ka dalbaday in dib loogu laabto doorashadii dadbanayd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here