Cabdi Qawdhan oo maanta la wareegay xilkii Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland

cabdi qawdhan2

Cabdi Ibraahin Warsame (Cabdi Qawdhan) ayaa maanta la wareegay xilkii Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland oo uu Madaxweyne Deni dhowaan u magacaabay.

Xilwareejinta ayaa waxaa ka soo qaybgalay madax iyo waxgarad kale.

Cabdi ayaa hadda gudagalay hawlmaalmeedkiisii iyo shirar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here