Cadowga Soomaaliya oo DFS ugu yeeray Dawlad Kumeel-gaar ah

Zayed Al Nahyan uae

Dawladda Imaaraatka Carabta ayaa ka hadashay dhacdooyinkii Muqdisho, waxaana qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha dibada Imaaraatka Lagu yiri.

“Isutaga Imaaraatka Carabta ayaa walaac xoogan ka muujisay xaalada kasii daraysa ee caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, taasoo ka dhalatay rabshadaha socda iyo awooda xad dhaafka ah ee loo adeegsanayo dadka shacabka ah

”Imaaraatka ayaa Dawladda Faderaalka Soomaaliya ugu yeertay magaca ahaan dawlad KMG ah, waxayna ugu yeertay dhammaan dhinacyada in ay muujiyaan tanasulka iyo is xakameynta si loo gaaro himilooyinka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here