Ceeryaamo sababtay in illaa 60 gaari ay isku dhacaan

shil virginia

Ceeryaamo ka kacday gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa sababtay isku dhac gawaari ka badan 60.

Dad ka badan 50 qof ayaa ku dhaawacmay.

Sababta shilkaan ayaa weli waxa ku socda baaritan.

Booliska ayaa sheegay in cermaayo iyo baraf ay tahay sababta shilkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here