Ciidamadda Soomaaliya oo markii ugu horeysay qaatay mushahar ay ku farxaan

mushahar askarta

Ciidamadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay qaatay mushahar ay ku farxaan, kadib markii loo soo diray Mushaharka bishii Kowaad ee sanadkan.

Ciidamadda ayaa helay 230 dollar, oo u kala qaybsan 170 mushahar, 30 raashinka qoyska, 30 raashinka Askariga ee xeradda.

Ciidamada ayaa saacadihii ugu dambeeyey baraha bulshadda soo dhigayey mahadnaq iyo farxad ay ku sheegayaan mushaharka ay qaateen iyo siday ugu faraxsan yihiin.

Xukuumadda Federaalka ayaa qorshaysay inay sanad walba ciidamada mushaharka u kordhiso, ilaa laga gaarayo meeqaamka ay mudan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here