Cilmi-baadhis cusub oo lagu daah-furay noocyada khudaarta ee lagaga hortagi karo xannuunka Macaanka

xanuunka macaanka

Daraasadii ugu dambaysay dhinaca caafimaadka aadamaha oo dhawaan laga sameeyay dalka Ingiriiska ayaa daaha ka rogtay faa’iidada khudaarta qayb ka mid ah u leedahay ka hortaga xanuunka macaanka.

Baadhitaankan oo ay fulisay jaamacadda Leicester ee Magaaladda London sida la sheegayna dad tiradoodu dhan tahay 22-kun oo qof si mutadawacnimo ah uga qayb qaateen ayaa natiijadii ka soo baxday cadaysay in hadii qofku maalintii isticmaalo 108 grm oo khudrada cagaaran gaar ahaan saladhka iyo kaabashka ay u dhow dahay in 14% arimaha macaanka dhaliya uu qofku kaga badbaado.

Faahfahinta Cilmi-baadhista ka daawo muuqaalka Hoose

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here