Ciraaq oo cambaaraysay dilkii Jeneraal Qaasim Sulaymaani

Qaasim Suleymaani2

Ra’iisul wasaaraha dalka Iraq Adel Abdul Mahdi ayaa cambaareeyey dilkii Janaraal Qaasim Sulaymaan oo uu Maraykanka u adeegsaday duqeyn dhanka cirka ah, Jeneraal Qasem Soleiman ayaa ahaa madaxa cutub kamid ah ciidamada ilaalada kacaanka ee dalka Iran oo lagu magacaabo Quds.

Waxa uu ra’iisul wasaaraha sheegay in weerarka duqaynta uu ahaa ‘mid u horseeda ka kara dagaal halis ah oo ka dhaca Iraq’ sida warbaahinta dalka Iraq lagu xusay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here