War CORONAVIRUS: Agaasimaha G Caafimaadka Somaliland oo ka warbixiyay diyaargarowga ay sameeyeen March 14, 2020 Facebook Twitter WhatsApp Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa ka warbixiyay sida Wasaarada Horumarinta Caafimaadku ugu diyaar-garowday kahortaga cudurka CORONAVIRUS iyo Heeganka ay Wasaaraddu Ku Jirto.