CORONAVIRUS: Masuuliyiinta W.H. Caafimaadka JSL oo kulamo la qaatay M Gobalka Sallal iyo Gudiga Caafimaadka

3hawlwadeeno caafimaad-lowyacado2

Masuuliyiinta Wasaaradda H. Caafimaadka JSL ayaa kulamo la qaatay maamulka Gobalka Sallal iyo Gudiga Caafimaadka.

Kulankan ayaa lagaga hadlay sidii la iskaga kaashan lahaa Horumarinta Caafimaadka deegaanka. Iyadoo mahmiyada xiligan ugu mudan ay tahay sidii looga wada shaqayn lahaa kahortaga cudurka CORONAVIRUS, sidii wacyigalin bulsho iyo ollole nadafadeed loogu samayn lahaa deegaanada sallal.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=134242248086325&id=103133851197165&sfnsn=mo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here