Cutubyo ka Tirsan Kumaandooska somaliya ee Gorgor ayaa Tababar gaar ah ku soo qaatay dalka Turkiga, ayaa dalka dib ugu soo laabtay.
Wasiirka gaashaandhigga XFS oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Cutubyo katirsan Kumaandooska Xoogga Dalka Ee Gor-Gor kuwaa oo Tababar gaar ah Kusoo Qaatay dalka Turkiga.
Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed ayaa xusay in DFS ay mudnaan gaar ah siisay dhismaha Ciidanka Xoogga.