Daawo Boqor Buur Madow: Madaxweyne Muuse waa fashilmay

buurmadow iyo mmuuse

Boqor Buur Madow oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland oo saxaafada u waramayey ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse uu hogaamintii ku fashilmay, sidaasdarteed ay soo dhexgelayaan.

DAAWO:

Boqor Buurmadow oo dhaliilalay Hogaaminta Madaxweyne Biixi.

Boqor Buurmadow oo dhaliilalay Hogaaminta Madaxweyne Biixi.Hassan Gallaydh ayaa waydiiyay sababta uu ugu dedaali waayay dhammaystirka Colaadda Ceel-Afweyn inta uu Xukuumadda madaxweyne Biixi, uu dhaliilayo.

Slået op af Horn Cable TV i Mandag den 6. april 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here