Daawo Cutubyo ka tirsan Ciidamada Gorgor oo dalka dib ugu soo laabtay

gorgor ururka 6aad

Cutubyo ka tirsan Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Kumaandooska Gorgor oo tababar dhawaan ugu soo gabagaboobay dalka Turkiga ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho.

Ciidamada waxaa garoonka diyaaraha ku soo dhaweeyey Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo sarakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here