Daawo dagaal ka dhacay Guriceel iyo Ciidamada dowlada oo la wareegay

war deg deg

Ciidamo tabacsan Ahlu Sunna ayaa weerar kedis ah ku qaaday Saldhiga degmadda Guriceel, waxayna mudo kooban la wareegeen gacan ku haynta Saldhiga, balse waxaa weerar rogaal celis ah ku soo qaaday Ciidamada NISA kuwaas oo dadkii saldhiga qabsaday cagta mariyey, iyagoo sheegay inay ka dhigeen wax dhintay, wax dhaawacmay iyo wax la qabtayø

DAAWO UNIVERSALTV:

Live Saldhigga Degmadda Guriceel

Slået op af Universal Somali TV i Fredag den 28. februar 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here