War Daawo Dhalinyaradda Goboladda SSC oo Baaq cabasho ah u diray Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre January 31, 2020 Facebook Twitter WhatsApp Dhalinyaradda Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa baaq cabasho ah u diray Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre. Dhalinyaradda ayaa Madaxda wadanka Soomaaliya ku eedeeyey siday u soo xuleen barnaamijkii Maalgelinta ee Dhalinyaradda Soomaaliya. Daawo: