Daawo Gudoomiyaha cunsuriga ah ee UCID oo aflagaadeeyey DFS, Majeerteen iyo Harti Waqooyi

Gudoomiyaha cunsuriga ah ee Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa aflagaadeeyey Dawladda Federaalka Soomaaliya, Majeerteen iyo Warsangeli iyo Beelaha SSC.

Faysal ayaa u hanjabay Beesha Warsangeli, isagoo ku baaqay inay Beelaha Isaaq midoobaan, sidoo kale wuxuu ku baanay inaan weligood laga adkaan, taas oo u muuqatay Hanjabaad uu ula jeeday Beelaha aan Isaaqa ahayn.

DAAWO HADALKII FAYSAL CALI WARAABE:

1 COMMENT

  1. Waxaasaa siyaasi sheeganaaya 😀😀😀😀😀😀
    War hartoow xaal qaata

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here