War Daawo Gudoomiye Kuxegeenka G Banaadir oo Shacabka kala hadlay Telefishinka Qaranka April 15, 2021 Facebook Twitter WhatsApp Guddoomiye Kuxegeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare ) oo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed la hadlay ayaa fariimo amniga la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed.