Daawo Khudbadaha Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo bilaabatay

baarlamaanka galmudug.

Waxaa goor dhow magaalada Dhuusamareeb ka bilowday Khudbadaha Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug, iyadoo fadhi uu leeyahay Baarlamaanka Galmudug oo uu shir guddoominayo Guddoomiye Maxamed Nuur Gacal uu ku furmay illaa 72 Xildhibaan.

Jadwalka doorashada Galmudug ayaa dhigaya in maalinta berri oo taariikhda tahay 30 bisha January ay dhacdo doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo ay iska diiwaan geliyeen illaa sagaal musharax oo afar ka mid ay yihiin Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha.

HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDG IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA

Slået op af Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed i Onsdag den 29. januar 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here