Daawo Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyey Shirkii Madaxda IGAD

farmaajo online

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay kaga arrinsanyeen khatarta cudurka Koroona ayaa ka warbixiyey dadaallada mideysan ee shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu istaageen ka hortagga cudurkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here