War Daawo Shacabka Xuddur oo maanta si cajiib ah u soo dhaweeyey Ciidamadii Soomaaliya February 3, 2021 Facebook Twitter WhatsApp Shacabka Magaalada Xuddur oo maanta si cajiib ah u soo dhaweeyey Ciidamadii soo galbiyey ama soo gudbiyey Baabuutii shixnadaha ganacsi Xuddur u soo siday.