War Daawo Sheekh Cabdi Xayi: Ergooyinka doorashada dadka wanaagsan ha loo soo xulo December 4, 2020 Facebook Twitter WhatsApp Sheekh Cabdi Xayi oo khudbaddii Jimcaha ku soo qaatay doorashadda Soomaaliya ee 2021, ayaa ku baaqay in ergooyinka xildhibaanada dooranaya la soo xulo dadka wanaagsan ee qofka fiican dooran kara, kuwa tuugada ahna laga fogaado. DAAWO