Ciidamada Soomaaliya oo xuskii sanadguuradii 60aad ee aasaaskooda oo shalay ku beegnaa ayaan wax gaardiya ama gaada ka ciyaar ah aan sameynin sababo la xiriira cudurka Coronavirus.
Ciidamada ku sugan furimaha dagaalka ayaa ku dabaaldegay ciyaar Soomaali iyo madadaalooyin kala duwan.
Daawo qaar ka mid ah ciidamada Soomaaliya oo Ciyaar Soomaali ciyaaraya.