DAAWO SIYAASI BASHIIR: CIRROW COLAADII WAXAAD KEENTAY HABARYOONIS DHEXDEEDA

Bashiir Cabdi Xariir

Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir oo ay isku degaan ka soo jeedaan Musharaxa Xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku goodiyey in Cirro wuxuu doonayo lala wadi doono.

Siyaasigan oo ka xun dhalinyarro uu Cirro soo abaabulay oo dhagxiyey Wasiir Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo lagu magacaabo Siciid Sulub, kaas oo ka qayb gelayey aaska dhalinyarro ku dhimatay rabshadihii ka dhashay Mudaraharaad ay soo abaabuleen Cabdiraxmaan Cirro iyo Xirsi.

DAAWO HADALKA XARIIR:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here