Daawo Xisbiga Waddani oo sharaxay waxaa diintu ka qabto dulqaadka iyo fekerka Madaxweyne Muuse ee doqoniinada August 4, 2019 0 Facebook Twitter WhatsApp Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani ayaa sharaxay waxa diintu islaamku ka qabto dulqaadka iyo fekerka Madaxweyne Muuse Biixi ee sheegaya inaan dulqaadka iyo doqoniinadu kala fogeyn. Daawo: