Dadka Afrikaanka ah oo loo fasaxay inay Visa la’aan tagaan Nigeria

madaxweyne muhammadu buhari

Xukuumadda Nigeria ayaa ku dhawaaqday in dalkasta oo afrikaan ah, oo doonaya inuu soo booqdo uu Fiisaha heli doono kolka uu soo gaadho garoonka.

Madaxweyne Muhammadu Buhari ayaa sheegay inay arrintan u sameeyeen si ay u fududeeyaan isu socodka gudaha qaaradda Afrika.

Bishii July dalka Nigeria waxa uu saxiixay heshiiska ganacsiga xorta ee qaaradda Afrika, taasi oo sahlaysa hormarinta ganacsiga.

Social embed from twitter

Muhammadu Buhari✔@MBuhari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here