Dagaalka Ukraine oo laga digay in uu sii socon karo sanado badan

russia iyo ukraine

Hogaamiyeyaasha reer galbeedka ayaa ka digaya in dagaalka Ukraine uu sii socon karo sanado badan – waxayna sheegeen in loo baahan doonaa taageero joogto ah si looga guuleysto duulaanka Ruushka.

Raiisel wasaaraha Britain, Boris Johnson — oo Jimcihi booqday magaalada Kyiv ee casimadda Ukraine — ayaa dajiyay qorshe afar qodob ka kooban oo Ukraine lagu siinayo hub iyo kaalmo dhaqaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here