Dagaalo kale oo maanta Degaamada Ceel Afweyn ka dhacay

ceelafweyn

Dagaalo kale oo dad badani ku nafwaayeen oo maanta ka dhacay degaamo ka tirsan degmadda Ceel-Afweyn.

Dagaalkan oo u dhexeeya beelaha Biciide iyo Sacad-Yoonis ayaa tiradda Dhimashada dagaalka ee ilaa shalay la sheegayaa inay gaadhayso ku dhowaad 20 qof.

Labadda beelood ayaa dagaalkoodu soo jiitamayey mudo dheer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here