Dawlad Goboleedyada Soomaaliya oo u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Galmudug Qoor Qoor

madaxweyne waare

Madaxweynayaasha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare  iyo Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa hambalyo u diray Axmed Qoor Qoor oo maanta loo doortay Madaxweynaha Galmudug doorasho ka dhacday Dhuusamareeb.

Labadda maamul ayaa ugu baaqay Qoor Qoor xalinta Khilaafka ka dhex taagan maamulka Galmudug.

Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa ah labo maamul oo Xulufo la ah dowladda dhexe ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here