Dawladda turkiga oo qoraal ka soo saartay doorashadda Soomaaliya

0
wasiirka arimaha dibada turkey

Dawladda aan walaalaha nahay ee Turkey ayaa soo saartay qoraal ku saabsan muranka doorashada oo la filayo inay si dhaqso ah u dhacdo.

Turkey ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqday inay danahooda gartaan oo ka wada hadlaan, iyagoo sheegay inay dadka Soomaaliyeed ay noqdeen qaangaadh siyaasadeed oo ay mustaqbalkooda kaga arimin karaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here