Deeqa Afro iyo hees cusub oo la magac baxday ILAMEERAYSO December 12, 2019 0 Facebook Twitter WhatsApp Fanaanadda codka macaan ee Deeqa Afro ayaa qaadaysa hees cusub oo la magac baxday Ilameerayso, waxaa la qaadaya Cimraan Qaraami. Daawo: