DF oo beenisay daraasad lagu sheegay in sun laga helay dalagyada beeraha Somalia

astaanta soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay daraasad ay dhawaan soo saartay Jaamacad ku taala Waqooyiga Ireland oo ay ku sheegtay in sun laga helay qaar ka mid ah dalagyada ka soo go’a beeraha Soomaaliya.

Daraasaddaas oo lagu baahiyey barnaamijka Galka Baarista ee idaacadda VOA ayaa sheegtay in “suntan laga helay” dalagyada beeraha Soomaaliya qaarkood ay hoggaamin karto cudurka kansarka.

War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa ku tilmaamay dalagyada Soomaaliya kuwo caafimaad qaba, oo aan soo saaristooda loo adeegsan kiimiko sun ah.

Hoos ka aqriso qoraalka wasaaradda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here